Deegaanka Daarusalaam ee gobolka Mudug oo lagu qabtay rag ku hubaysan bambaano (dhegayso)

Deegaanka Daarusalaam ee gobolka Mudug oo lagu qabtay rag ku hubaysan bambaano (dhegayso)

Taliska Cidamada Booliska Puntland ee deegaanka Daraau-salaam ee kuyaala xadka Itoobiya iyo Puntland udhaxeeya ayaa gacanta ku dhigay rag ku hubaysaan Bam baanooyin .

Siidoo kale Ciidamada ayaa Bur buriyay shabakado isku xinaa oo deegaan soo galinjiray Muqaadaraadka ,sida Qamriga iyo wixii lamid ah ,waxayna Ciidamadu Howlgalo lagaga hortagayo xaalfka dhirta ka sameeyay isla deegaankaasi waxaana lagu soo qabtay qaar kamid ah dadkii dhirtaasi xaalufka ku hayay.

Xidigle Xuseen Cabdi Cilmi Waa Taliye kuxigeenka Ciidamada Booliska Puntland ee Deegaanka Daaru-salaam , Wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay wuxuuna Ugu horeen waydiiyay bal in uu faah faahin ka bixiyo isbadalka lagu sameeyay Maamulkii deegaanka iyo sababta keentay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com