Maamulka Hirshabeelle oo 16-jir u magacaabay xil (dhegayso)

HomeWararka

Maamulka Hirshabeelle oo 16-jir u magacaabay xil (dhegayso)

Feysal Cabdullaahi Cumar oo ah arday dhigta iskuul  kuyaala magaalada Jowhar ayaa diiday xil loo magacaabay kaaso ah gudoomiye kuxigeenka deegaa

Wasiirada Arrimaha dibada IGAD oo shir aan caadi ahayn uga furmay magaalada Jubba ee Koon-furta Sudan
Guddoomiyaha wakiilada Somaliland oo kahadlay khilaafka xilkiisa kataagan (dhegayso)
Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal Hadaaftimo ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland (daawo)

Feysal Cabdullaahi Cumar oo ah arday dhigta iskuul  kuyaala magaalada Jowhar ayaa diiday xil loo magacaabay kaaso ah gudoomiye kuxigeenka deegaanka Ganboole ee gobolka Shabeelaha dhexe.

Faysal ayaa Radio Daljir usheegay in wasaaradda arimaha gudaha ee maamulka HirShabelle aysan kala  tashan magacaabistaasi.

Waxaa uu intaasi kudaray in sababo amaan darteed iyo asagoo ah arday fasalka 4aad ee dugsiga sare ay u cuntami wayday xilkaasi loo magacabay.

Zubeyr Shiikh Cabdi ayaa waraystay Faysal waydiiyayna xilka loo magacaabay.
 Hoos kadhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: