Abaarta gobolada Haylan iyo Sanaag oo sii xoogaysatay (dhegayso)

HomeWararka

Abaarta gobolada Haylan iyo Sanaag oo sii xoogaysatay (dhegayso)

Qaybo badan oo ka mid ah gobolada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa ka jira abaar daran oo samaayn ku yeelatay dadka iyo duunyada, kadib m

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
BUUHOODLE: Dibadbax looga soo horjeedo maamulka Somaliland oo maanta Buuhoodle ka dhacay (warbixin)
Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland oo Garoowe kusoo laabtay ,kana warbixiyaay Shirkii Nigeria (dhegayso)

Qaybo badan oo ka mid ah gobolada Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa waxaa ka jira abaar daran oo samaayn ku yeelatay dadka iyo duunyada, kadib markii uu soo daahay roobabkii filayay ee guga.

Meelaha abaarta laga soo sheegayo ayaa waxaa ka mid ah gobolada Sanaag iyo Haylaan oo katirsan Puntland.

 Nabadoon Maxamed Warsame Ismaaciil oo ku magac dheer Sanjabiil oo kamid ah nabadoonada gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa soo booqday xarunta radio Daljir ee Bosaso, isagoona ka warbixiyay xaaladda guud iyo heerka abaarta.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: