Author: MCI

1 145 146 147 148 149 220 1764 / 2631 POSTS
Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo guddoomay aqoonsiga danjiraha Muritaaniya

Madaxwaynaha dowladda faderaalka oo guddoomay aqoonsiga danjiraha Muritaaniya

Danjire Wadaadi ayaa Madaxweyne Farmaajo u gudbiyay Salaan uu uga siday Madaxweynaha Dalka Muritaaniya Mudane Maxamed Walad Cabdul Casiis, isaga oo in [...]
Tacadiyada kufsiga oo Puntland siwayn kor ugu kacay sadexdii bilood ee lasoo dhaafay (dhegayso)

Tacadiyada kufsiga oo Puntland siwayn kor ugu kacay sadexdii bilood ee lasoo dhaafay (dhegayso)

Deegaanada Puntland ayaa waxaa kusoo badanaya tacadiyada kufsiga ee lagula kaco dumarka, waxaana sadexdii bilood ee lasoo dhaafay afar ka mid ah sagaa [...]
Madaxwayne Farmaajo oo kulan dhiiri gelin ah la yeeshay dhalinyaro ku biirtay hogaanka ciidamada

Madaxwayne Farmaajo oo kulan dhiiri gelin ah la yeeshay dhalinyaro ku biirtay hogaanka ciidamada

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta xarunta wasaaradda gaashaandhiga kula kulmay saraakiil dhalinyaro [...]
Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Maxamed Nadiif, Daljir Buuhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soo dhowaada barnaamijkii duhurnimo ee Xulashada Daljir oo xiiso gaar ah xambaarsan, waxaana maanta xarunta Idaacadda Daljir ee m [...]
Beeralayda Bosaaso oo ka cabanaya canshuur lagu soo rogay (dhegayso)

Beeralayda Bosaaso oo ka cabanaya canshuur lagu soo rogay (dhegayso)

Dowladda Hoose ee degmada Bosaaso ayaa canshuur ku soo rogtay Beeralayda tirada yar ee  Gobolka Bari taasi oo aan horay looga qaadi jirin. Gudoomiy [...]
Wasaaradda Cadaaladda DF Soomaaliya oo sheegtay in la waayay meel lagu xiro maxaabiista (dhegayso)

Wasaaradda Cadaaladda DF Soomaaliya oo sheegtay in la waayay meel lagu xiro maxaabiista (dhegayso)

Wasiirka cadaaladda ee dowladda faderaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay inay dalka ka jirto darruuf [...]
Howlgallo ammaanka oo kasocda Muqdisho

Howlgallo ammaanka oo kasocda Muqdisho

Ciidamada ammaanka ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa maanta xiray qaybo ka mid ah waddooyinka waawayn ee magaalada Muqdisho, iyagoona baaritaano [...]
Galmudug oo laga hirgaliyay baarlamaanka ugu badan dowlad goboleedyada Soomaaliya

Galmudug oo laga hirgaliyay baarlamaanka ugu badan dowlad goboleedyada Soomaaliya

Magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa ka dhacay heshiis lagu kala saxiixanayay dhismaha baarlamaan isku dhaf ah oo ka imaanaya [...]
Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya oo wax laga waydiiyay heshiiska Berbera

Safiirka Imaaraatka ee Soomaaliya oo wax laga waydiiyay heshiiska Berbera

Wasaaradda arimaha dibadda ee dowladda faderaalka Soomaaliya ayaa u yeertay safiirka dowladda Imaaraatka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Al-Cusmaa [...]
Mareykanka iyo Midowga Yurub oo inka badan boqol diblumaasi Ruushiya eryay

Mareykanka iyo Midowga Yurub oo inka badan boqol diblumaasi Ruushiya eryay

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa amray eryidda lixdan diblumaasi oo Ruush ah, taasi oo la xiriirta muranka diblumaasiyadeed ee Ruushka iyo do [...]
Shir lagu eegayo qorshaha horumarinta Puntland oo lagu soo gabagabeeyey Garoowe (dhegayso)

Shir lagu eegayo qorshaha horumarinta Puntland oo lagu soo gabagabeeyey Garoowe (dhegayso)

Magaaalada Garoowe ayaa waxaa lagusoo gebegebeeyey shir muddo laba cisho ah kasocday kaasoo ay soo qaban qaabisay dalada PUUNSA, shirkan oo ujeedkiisu [...]
Falanqayn:Muxuu saamayn ah uu mowshinka baarlamaanka yaala ku keeni karaa dowladda?

Falanqayn:Muxuu saamayn ah uu mowshinka baarlamaanka yaala ku keeni karaa dowladda?

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlaamaanka Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey ayaa shalay iclaamiyay in kulanka mowshinka loogu qaadayo g [...]
1 145 146 147 148 149 220 1764 / 2631 POSTS