Wasaaradda Cadaaladda DF Soomaaliya oo sheegtay in la waayay meel lagu xiro maxaabiista (dhegayso)

Wasaaradda Cadaaladda DF Soomaaliya oo sheegtay in la waayay meel lagu xiro maxaabiista (dhegayso)

Wasiirka cadaaladda ee dowladda faderaalka Soomaaliya Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay inay dalka ka jirto darruufo badan oo dhanka garsooka haysta kuwaasi oo ay ka mid tahay inaan la haynin goob lagu hayo dadka la xukumo.

Wasiirka ayaa sheegay meelaha qaarkood ee koonfurta in dadka la xukumo ee dambiyada lagu helo loo sheego inay guryahooda ay joogaan, kadib markii la waayay goob lagu xiro.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com