Falanqayn:Muxuu saamayn ah uu mowshinka baarlamaanka yaala ku keeni karaa dowladda?

Falanqayn:Muxuu saamayn ah uu mowshinka baarlamaanka yaala ku keeni karaa dowladda?

Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee baarlaamaanka Soomaaliya Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey ayaa shalay iclaamiyay in kulanka mowshinka loogu qaadayo guddoomiyaha baarlamaanka uu dhici maalinta Sabti ee soo aadan.

Waxaana muddooyinkii u dambeeyey jiray buuq mowshinkaasi ka dhashay oo xildhibaanada kala qaybiyay.
Hadaba maxaa ka dhalan karaa mowshinkan, isbadalse ma ku keeni doontaa dowladda. Maxamed Caalim ayaa kaa faaloonaya, Maxamud Cabdi Ibrahim ayuuna u waramay.
Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com