Shir lagu eegayo qorshaha horumarinta Puntland oo lagu soo gabagabeeyey Garoowe (dhegayso)

Shir lagu eegayo qorshaha horumarinta Puntland oo lagu soo gabagabeeyey Garoowe (dhegayso)

Magaaalada Garoowe ayaa waxaa lagusoo gebegebeeyey shir muddo laba cisho ah kasocday kaasoo ay soo qaban qaabisay dalada PUUNSA, shirkan oo ujeedkiisu ahaa heerka uu marayo qorshaha horu marineed ee Puntland.
waxaana warmurtiyeed kii kasoo baxay warbaahinta u akhriyey Maxamed Daahir Yuusuf Saalim oo xubin ka ah dalada PUUNSA.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com