Author: Lakiman

1 716 717 718 719 720 1,486 8616 / 17823 POSTS
War-Murtiyeedka Shirka Wasiirka Awqaafta iyo Culimada Soomaaliyeed

War-Murtiyeedka Shirka Wasiirka Awqaafta iyo Culimada Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane Sheikh Nuur Maxamed Xasan iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo maanta kulmay ayaa ka wada h [...]
Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Warka Caweysin Iyo Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka Fiidnimo, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Ayaanle Cabdulaahi Jaamac, xarunta Daljir Caabudwaaq. Dhegays [...]
Danjiraha DFS u fadhiya dalka Turkiga oo bulshada la wadaagay talooyin ku saabsan xanuunka COVID-19 .

Danjiraha DFS u fadhiya dalka Turkiga oo bulshada la wadaagay talooyin ku saabsan xanuunka COVID-19 .

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Jaamac Cabdullaahi (Caydiid) ayaa Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga la wadaagay talooyin [...]
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Saraakiisha Amniga

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Saraakiisha Amniga

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlay dardar-gelinta iyo kamira dhalinta qorshaha sugidda [...]
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

Kulanti wanaagsan oo ku soodhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. Barnaamijka Xulashada waxaa maanta xarunta Daljir Garoowe idinkaga soo [...]
Shir  lagu heshisiinayo beelahii ku dagaalamay duleedka Kismaayo oo lagu qabtay  magaalada Kismaayo

Shir lagu heshisiinayo beelahii ku dagaalamay duleedka Kismaayo oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

Shir hor dhac u ah heshiis laga gaaro dagaaladii maalmahii la soo dhaafay ku dhexmarayay laba beelood oo walaala ah galbeedka magaalada Kismaayo ayaa [...]
Jubbaland Ganacsatadda uga digtay in ay faa’iido ka raadinayaan saameynta COVID-19

Jubbaland Ganacsatadda uga digtay in ay faa’iido ka raadinayaan saameynta COVID-19

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa ganacsatada Jubbaland uga digay in aysan kordhinin qiimaha badeecadaha ay iibiyaan iyaga oo ka faai [...]
Taliyihii laanta socdaalka gobolka Mudug ee Puntland Cismaan Farey oo saaka la aasay kadib markii xalay lagu dilay Galkacyo.

Taliyihii laanta socdaalka gobolka Mudug ee Puntland Cismaan Farey oo saaka la aasay kadib markii xalay lagu dilay Galkacyo.

Alle ha u naxariistee waxaa saaka qabuuraha magaalada Galkacyo lagu asaruuray taliyihii laanta socdaalka gobolka Mudug ee Puntland Cismaan Xaaji Xusee [...]
Qaar kamid ah Culumadda Muqdisho oo diiday in la xiro Masaajidyada

Qaar kamid ah Culumadda Muqdisho oo diiday in la xiro Masaajidyada

Qaar ka mid ah Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa ka hor-yimid tallaabadii lagu xiray Masaajidyo ku yaalla Muqdisho, kaddib markii shalay ay gudaha u g [...]
Xasan sheekh oo ku baaqay joojinta dagaalka ka socda gobalada dalka Qaar

Xasan sheekh oo ku baaqay joojinta dagaalka ka socda gobalada dalka Qaar

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay colaad beeleedyada maalmihii dambe ka jirtay qaar ka mid ah gobolada dalka. Waxaa uu sheegay in ay [...]
Gaalkacyo oo xalay lagu dilay Madaxii xafiiska socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

Gaalkacyo oo xalay lagu dilay Madaxii xafiiska socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Gaalkacyo ku toogtay Madaxii Madaxii xafiiska socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ee qeybta Puntland ee Magaa [...]
Wararkii ugu dambeyeey ee Cudurka Coronavirus ee dalka

Wararkii ugu dambeyeey ee Cudurka Coronavirus ee dalka

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa xaqiinisay inay kordheen tirada dadka uu soo ritay cudurka Coronavirus, waxaana shalay soo kordhay 9 qof oo lix [...]
1 716 717 718 719 720 1,486 8616 / 17823 POSTS