Danjiraha DFS u fadhiya dalka Turkiga oo bulshada la wadaagay talooyin ku saabsan xanuunka COVID-19 .

HomeWararka

Danjiraha DFS u fadhiya dalka Turkiga oo bulshada la wadaagay talooyin ku saabsan xanuunka COVID-19 .

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Jaamac Cabdullaahi (Caydiid) ayaa Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga la wadaagay talooyin

OPPORTUNITIES | FURSADAHA – The German Marshall Fund: Program Manager & Fellow
Caawa & Daljir iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
32 qof oo ku dhintay shilal ka dhacay Turkiga

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Jaamac Cabdullaahi (Caydiid) ayaa Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga la wadaagay talooyin iyo Wargelin ku saabsan Cudurka Corona Virus (COVID-19).

Danjiraha oo la kulmay qaar ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee Turkiga ku nool ayaa Xusay in Safaaraddu ay gacan siin doonto dadka Soomaaliyeed ee gudaha Turkiga ay ku Saamaysay Xayiraadda dhinaca sodaalka ee dawladda Turkigu ay soo rogtay.

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Turkiga Mudane Jaamac Cabdullaahi (Caydiid) wuxuu Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay inay is Caawiyaan oo ay ka war qabaan dadkooda danyarta ah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: