Gaalkacyo oo xalay lagu dilay Madaxii xafiiska socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

HomeWararka

Gaalkacyo oo xalay lagu dilay Madaxii xafiiska socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo

Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Gaalkacyo ku toogtay Madaxii Madaxii xafiiska socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ee qeybta Puntland ee Magaa

Barakacayaasha Qoloji, la’aanta xarun caafimaad iyo dhoohanaanta Jigjiga
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)
Aqoonyahan Faysal Rooble oo si kulul uga hadlay Nidaamka Federaalka & DFS (Daawo)

Kooxo hubeysan ayaa xalay Magaalada Gaalkacyo ku toogtay Madaxii Madaxii xafiiska socdaalka garoonka diyaaradaha Gaalkacyo ee qeybta Puntland ee Magaalada Gaalkacyo.

Cismaan Xuseen Xaaji Ismaaciil (Farey) Waxa ay dileen Kooxda hubeysan xilli uu kasoo baxay Masjid ku yaalla xaafadda Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo.

Dilka waxaa geystay sida la sheegay dabley hubaysan oo aan haybtooda la garan, kuwaas ka baxsaday goobta dilku ka dhacay.

Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay masuuliyadda dilka Marxuum Cismaan Faray.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: