Author: Lakiman

1 717 718 719 720 721 1,488 8628 / 17855 POSTS
Xaaf oo Madaxweynaha Galmudug Xilka ku wareejiyeey (Sawiro)

Xaaf oo Madaxweynaha Galmudug Xilka ku wareejiyeey (Sawiro)

Mdaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa caawa xilka madaxtinimada maamulka Galmudug ku wareejiyay Madaxweynaha cusub Md. Axmed Cabdi K [...]
Dowladda Soomaaliya oo Bandow Habeenkii ah ku soo Rogtay Magaalada Muqdisho (Daawo)

Dowladda Soomaaliya oo Bandow Habeenkii ah ku soo Rogtay Magaalada Muqdisho (Daawo)

Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), ayaa caawa shaaciyay in si dadka looga badbaadiyo qatarta COVID-19, dowladda Feder [...]
Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq ( dhegayso)

Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya xarunta Daljir Caabu [...]
Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga dalka

Madaxweynaha Puntland oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga dalka

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ahna Guddoomiyaha Guddiga Wacyigelinta iyo Ka hortagga Coronvirus, ayaa caawa ka hadlay [...]
Warka Caweysin iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Warka Caweysin iyo Xaawo Axmed Maxamed, Daljir Garoowe (dhegayso)

Caweysin wanaagsan! Ku soodhawaada Warka Caweysnimo iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed oo caweysinkan idin kaga imaanaya Daljir Garoowe. Dhegayso. h [...]
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo qaar ka mid ah Hay’adaha Dowladda (Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo qaar ka mid ah Hay’adaha Dowladda (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqa [...]
Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo laga saaray isbitaal loogaga daweynayay Coronavirus

Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson oo laga saaray isbitaal loogaga daweynayay Coronavirus

Ra’iisul Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa laga saaray maanta isbitaal loogaga daweeyay xanuunka Coronavirus,isagoo muddo saddex maalmood ah ku jirey qe [...]
Wasiiru dowlihii Cadaaladda Maamulka Hirshabeelle oo u geeriyooday Coronavirus

Wasiiru dowlihii Cadaaladda Maamulka Hirshabeelle oo u geeriyooday Coronavirus

Wasiiru dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle Xildhibaan Khaliif Muumin ayaa goor dhow u geeriyooday cudurka Coronavirus oo maalmihii la soo dhaafay u xanu [...]
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faad [...]
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantasti [...]
Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga qaban qaabada Doorashada Golaha degaanka Gaalkcyo

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga qaban qaabada Doorashada Golaha degaanka Gaalkcyo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor ayaa wareegto ku Magacaabay Guddiga Qaban qaabada Doorashada Golaha Deegaanka Ee D [...]
Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo Coronavirus ugu dhintey Sacuudiga

Qofkii ugu horeeyey ee Soomaali ah oo Coronavirus ugu dhintey Sacuudiga

Dalka Sacuudiga ayaa waxaa uu kamid yahay meelaha uu saameeyey cudurka Coronavirus,waxaana jira dad ka badan 50 Ruux oo Cudurkaasi ugu geeriyodey dalk [...]
1 717 718 719 720 721 1,488 8628 / 17855 POSTS