Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga qaban qaabada Doorashada Golaha degaanka Gaalkcyo

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo magacaabay Guddiga qaban qaabada Doorashada Golaha degaanka Gaalkcyo

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor ayaa wareegto ku Magacaabay Guddiga Qaban qaabada Doorashada Golaha Deegaanka Ee D

Danta guud ee Dalka halaga hormariyo danta gaarka ah (FAALLO)
Dowladda Hoose ee Boosaaso oo Ka Bilowday Magaaladda Soo Celinta Bilicda (dhegayso)
Guddoomiyaha gobalka bari iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Ufayn (Sawiro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor ayaa wareegto ku Magacaabay Guddiga Qaban qaabada Doorashada Golaha Deegaanka Ee Degmada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Wareegto kasoo baxdey Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu Magacaabey Guddiga oo ka kooban 13 XUbnood,kuwaas oo laga sugayo inay muddo 90 Cisho Gudahood ah kusoo dhisaan Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo.

Sidoo kale wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in xubnaha Guddiga ay ka reeban yihiin inay isku soo sharaxaan kamid ahaanshaah Golaha deegaanka,isla markaana Shaqadooda kaliya ay ku ekaadaan.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: