Dowladda Hoose ee Boosaaso oo Ka Bilowday Magaaladda Soo Celinta Bilicda (dhegayso)

Waaxada Arimaha bulshada ee dowlada hoose ee magaalada bosaaso ayaa mudooyinkii udanbeeyay olole nadaafadeed ka waday xaafadaha magaalada iyo kaamamka baraka cayaasha ee Bosaaso.taas oo dad baddan ay soo dhaweyeen howlaha nadafadda ee ay waddo dowladda Hoose.

Xildhibaan Cabdi nuur maxamed muumin oo ku magacdheer Galayr waa hormuudka waaxda arimaha bulshada ee dowlada hoose ee magaalada Bosaaso wariye xasan heykal ayaa waxa uu kawaraystay waaxdan waxa ay bulshada uqabato ,haday ahaan lahayd dhanka nadaafada ,bilicda iyo dhireebnta magaalada, dhismaha wadooyinka bur bursan ee dhaxmara bartamaha mnagaalada iyo horumarinta dagmada.

Hoos kadhegayso Waraysiga

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com