Wariyaasha Gaalkacyo oo samaystay Dallad ay ku Midaysanyihiin (dhegayso)

Wariyaasha Gaalkacyo oo samaystay Dallad ay ku Midaysanyihiin (dhegayso)

Kulan magaaladda Gaalkacyo ay isugu yimadeen wariyaasha ka howlgala idaacadaha iyo Wakiil wareedyada Tvyada ayaa waxay kaga hadleen wakhti kordhin uu samaystay hogaanka hadda haya taladda Ururka MAP ,sido kale waxay ku samaysteen Dallad ay ku midaysanyihiin Wariyaasha Gobalka Mudug.

Axmed Caanogeel oo kamid ah Wariyaasha Gaalkcyo ayaa ku dhawaaqay Kulanka wariyaasha ay yeeshen Go’aamadii kasoo baxay

dhegayso codka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com