Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo Fariin u diray Madaxda Maamul Gobaleedyada (dhegayso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Somaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo warbaahinta kula hadlayeey Baydhabo ayaa ka hadlay shirka kismaayo ee maamulada.

dalka.Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in loo bahanyahay in madaxda maamul gobaleedyada ay ka qayb galaan shirka kismaayo ka furmaya ,wuxuna tilmaamay in ay ka qayb gali donaan ka maamul ahaan.

dhegayso codka Shariif Xasan Sheekh Aadan


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com