Guddoomiyaha gobalka bari iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Ufayn (Sawiro)

Guddoomiyaha gobalka bari iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Ufayn (Sawiro)

Guddoomiyaha Gobolka Bari Mudane Cabdisamad Abwaan, Iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta safar booqasho ah ku tagay Degmada Ufeyn ee Gobolka Bari Wafdigan oo ay qeyb ka ahaayeen Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari, Iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Bosaaso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com