Xaaf oo Madaxweynaha Galmudug Xilka ku wareejiyeey (Sawiro)

HomeWararka

Xaaf oo Madaxweynaha Galmudug Xilka ku wareejiyeey (Sawiro)

Mdaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa caawa xilka madaxtinimada maamulka Galmudug ku wareejiyay Madaxweynaha cusub Md. Axmed Cabdi K

Maraykanka oo markale jawaab ka bixiyey weerarkii Ceel-baraf
Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 12aad – dhegayso/daawo)
Warka Fiidnimo iyo Xasan Heykal, Daljir Bosasso (dhegayso)

Mdaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle ayaa caawa xilka madaxtinimada maamulka Galmudug ku wareejiyay Madaxweynaha cusub Md. Axmed Cabdi Kaariye.

Xil wareejinta ayaa timid ka dib Munaasabad dhacday Magaalada Dhuusamareeb.

Xaaf ayaa goobta ay ka dhaceysay Xafladda ka sheegay in uu tanaasulay islamarkaana uu la shaqeyn doono Madaxweyne Qoor Qoor.

Madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa Madaxweyne Xaaf uga mahadceliyay sida uu maamulka ugu soo adeegay.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: