Jubbaland Ganacsatadda uga digtay in ay faa’iido ka raadinayaan saameynta COVID-19

HomeWararka

Jubbaland Ganacsatadda uga digtay in ay faa’iido ka raadinayaan saameynta COVID-19

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa ganacsatada Jubbaland uga digay in aysan kordhinin qiimaha badeecadaha ay iibiyaan iyaga oo ka faai

Caawa & Daljir iyo Axmed Sh. Maxamed Tallman (Tallman)
Xuseen Macalin “Al-Shabaab waxay bilaabeen inay dowladeeyaan oo amaradooda toos u dhaqan galo”
Puntland oo si kulul uga hadashay howlgalkii ka dhacay Warshada kabida Gaalkacyo

Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland ayaa ganacsatada Jubbaland uga digay in aysan kordhinin qiimaha badeecadaha ay iibiyaan iyaga oo ka faaiidaysanaya xaaladda uu keenay caabuqqa COCID-19.

Jubbaland ayaa sheegtay aysan aqbali doonin in Ganacsatadda ay faa’iido ka raadinayan saameynta cudurkaasi.

Jubbaland waxa ay sheegtay in ay tallaabo sharci ah ka qaadi doonto Ganacsatada qaaliyeeyay Maceeshada si ay uga faa’idaystaan werwerka Cudurka Corona Virus awgii.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: