Author: Lakiman

1 530 531 532 533 534 1,486 6384 / 17823 POSTS
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Fariin u diray Gudoomiyaasha degmooyinka

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Fariin u diray Gudoomiyaasha degmooyinka

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar maxmuud Maxmed (Cumar filish) ayaa shir Gudoomiyay shirka Totobaadlaha ah ee De [...]
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Gudoomiyeey  Shirka Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Gudoomiyeey Shirka Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha

Madaxweyne kuxigeenka Dowlada Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa Guddoomiyey Shirka Tiirka Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Galmudug. Kulan ayaa [...]

Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Dhuusamareeb (dhegayso)

Arooryo suubban dhegaystayaal! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Dhuusamareeb ka d [...]
Ambassador Yamamoto and Minister of Finance Beileh Sign Bilateral Agreement on Paris Club Debt

Ambassador Yamamoto and Minister of Finance Beileh Sign Bilateral Agreement on Paris Club Debt

Today U.S. Ambassador Yamamoto and Somali Minister of Finance Beileh met in Mogadishu and signed a bilateral agreement to reduce and restructure debt [...]
MAALINTA DALXIISKA ADUUNKA OO JIGJIGA LAGA XUSAY

MAALINTA DALXIISKA ADUUNKA OO JIGJIGA LAGA XUSAY

Xuskan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweynayaasha Deegaanada,Oromada,Axmaarada,Shucuubta Koonfureed,Hererida iyo waliba wasiiro heer Federaal iyo hee [...]
Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Guuxa Maanka Dadweynaha, Makrafoonka Daljir & M Fantastik (dhegayso)

Kulanti wanaagsan ku soodhowaada xubintii maanka dadweynaha iyo magrafoonka Daljir oo idin kaga imaanaysa Daljir Qardho, waxaana inoo haya M. Fantasti [...]
Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Somaaliya oo maanta xilka la wareegay

Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Somaaliya oo maanta xilka la wareegay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si rasmi ah waxaa uu xilka kala wareegay Sii Hayihii Ra’iisul Wasaaraha Mahdi Maxamed [...]
Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Xulashada Daljir & Faadumo dagan, Daljir Boosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Boosaaso idinkaga soo jeedinaya Faad [...]
Sarkaal ugu baaqay shacabka Somaliyeed inay iska difaacan kenya (Daawo)

Sarkaal ugu baaqay shacabka Somaliyeed inay iska difaacan kenya (Daawo)

G/ Sare Cabdullaahi Gaafaa Kaarshe oo ka mid ah saraakiisha Puntland ayaa dadka Soomaliyeed ugu baaqay in dalkooda ay ka difaacdaan cadawga soo hujuum [...]
Trump oo garsooraha maxkamadda sare u soo xulay Amy Coney Barret

Trump oo garsooraha maxkamadda sare u soo xulay Amy Coney Barret

Madaxwaynaha Mareykankanka Donald Trump ayaa u soo xulay Amy Coney Barrett, in ay noqoto garsooraha maxkamada ugu sareysa Mareykanka. Madaxwayna Tr [...]
Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo u jawaabay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo u jawaabay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha soomaalilnad Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadalkii uu Madaxweyne farmaajo xalay sheegay ee ahaa in Soomaaliland asyan ak go’een Soo [...]
RW Rooble oo maanta xilka la wareegaya

RW Rooble oo maanta xilka la wareegaya

Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa in Maanta oo Axad ah uu la wareego xilka Ra’iisul Wasaarenimo oo uu Madax [...]
1 530 531 532 533 534 1,486 6384 / 17823 POSTS