Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo u jawaabay Madaxweyne Farmaajo

HomeWararka

Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo u jawaabay Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha soomaalilnad Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadalkii uu Madaxweyne farmaajo xalay sheegay ee ahaa in Soomaaliland asyan ak go’een Soo

Warka DDM iyo Xasan Heykal (Daawo)
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo La kulmay Saraakiil Ka Tirsan Hay’adda UNICEF
Xulashada Daljir iyo Cumar Lakiman, Daljir Cabudwaaq (dhegayso)

Madaxweynaha soomaalilnad Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadalkii uu Madaxweyne farmaajo xalay sheegay ee ahaa in Soomaaliland asyan ak go’een Soomaaliya inteeda kale.

Madaxweyne farmaajo ayaa xalay, isaga oo marti ku ahaa dood Cilmiyeed uu soo Agaasimay Machadka Raas ayaa sheegay in midnimada soomaaliya ay tahay muqadas, balse Somalailand muddo 30 sano ah aqoonsi raadinayaan welina helin,isla markaana aysan jirin wadan Afrikan ah oo kala go’aya.

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi cabdi oo Maanta soo xirayay tababar macalinimo ayaa sheegay in Farmaajo uusan ka hadli Karin midnimada Soomaaliya, isla markaana isaga uu yahay qofka wax ka socon la’yihiin.

“Shantii Soomaaliyeed inay midoobaan reer Somaliland kow bay ka yihiin, laakiin Caqliga siyaasiyiinta Xamar jooga iyo 5 madaxeyne ma yahay kii Soomaali isu keeni lahaa?… Farmaajo waxa aan leeyahay ha tilmaamin midnimo waadigii taababka u jaraye”.

Soomaaliland ayaa aamisan inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale welina mehin aqoonsi, hayeeshee ay xusid mudan tahay in aysan ku Shaqeyn amarada kasoo baxay Madaxda Dowladda federaalka Soomaaliya.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: