Author: Lakiman

1 528 529 530 531 532 1,486 6360 / 17823 POSTS

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Boosaaso inoo ka daadihinaya Wariye [...]
Kahortagga khataraha ku xeeran ardeyda xilliyada iskoolada (Taxanaha 7aad | dhegayso)

Kahortagga khataraha ku xeeran ardeyda xilliyada iskoolada (Taxanaha 7aad | dhegayso)

MAWDUUCA MAANTA: Kahortagga khataraha kaladuwan ee ka dhalan kara iskoolada iyo sidii ardeyda looga badbaadin lahaa khatarahaas iyo doorka masuuliyade [...]
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Kulanti wanaagsan, kuna soo dhowaada barnaamijkii Cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa xarunta Daljir Bosaaso, [...]
Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Warka Caweysin, Deeqo Ladan, Daljir Bosaaso (dhegayso)

Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Deeqo Ladan oo ku sugan xarunta Daljir ee Boosaaso. Dhegayste [...]
Amiirkii dalka Kuweyd oo Maraykanka ku geeriyooday

Amiirkii dalka Kuweyd oo Maraykanka ku geeriyooday

Amiirkii dalka Kuweyd Shiikh Sabaax Al-Axmed Al-Jaberti ayaa goordhweyd ku geeryooday Mareykanka isaga oo 91-jir ah, kaddib 14 sanno uu xukunka hayey. [...]
Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Amniga

Ra’iisul Wasaare Rooble oo guddoomiyey Shirka Todobaadlaha ah ee Amniga

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka qalabka sida iyo laamaha amniga [...]
Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Xulashada Daljir & Axmed Nadiif, Daljir Buhoodle (dhegayso)

Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Buhoodle idinkaga soo jeedinaya Axme [...]
Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka Kooban ee Xulashada Daljir (dhegayso)

Warka kooban ee xulashada waxaa uu ka mid yahay barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir. waxaana Bosaaso ka soo jeedinaya wariye Hodan Sulub Diin [...]
Madaxweyne Lafta Gareen “Kuraasta dadka qaar ku fadhiyaan waa looga xaq leeyahay”

Madaxweyne Lafta Gareen “Kuraasta dadka qaar ku fadhiyaan waa looga xaq leeyahay”

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo xalay ka qeyb galay kulan casho sharaf ah oo uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxa [...]
Gabar Soomaaliyeed oo ku guuleysatay tartanka quruxda haweenka Muslimiinta ah ee Mareykanka

Gabar Soomaaliyeed oo ku guuleysatay tartanka quruxda haweenka Muslimiinta ah ee Mareykanka

Zehra Abukar oo dal ahaan ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa ku guuleysatey tartanka Miss Muslimah USA 2020. Tartankan oo loo qabto sannadkiiba halm [...]
Madaxweynaha Galmudug oo tababar u soo xiray dufcadii 1aad ee Ciidanka Daraawiishta Galmudug.

Madaxweynaha Galmudug oo tababar u soo xiray dufcadii 1aad ee Ciidanka Daraawiishta Galmudug.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xerada ciidanka Indhaqaris ee ku taala duleedka degmada Gaalkacyo tababar ugu soo xiray [...]
Madaxweynaha Hiirshabeele oo Ciidamadda kala hadlay Amniga wadada xiriisa Muqdisho & Jowhar

Madaxweynaha Hiirshabeele oo Ciidamadda kala hadlay Amniga wadada xiriisa Muqdisho & Jowhar

Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa kulan la qaatay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen Odowaa Yuusuf Raage iyo qe [...]
1 528 529 530 531 532 1,486 6360 / 17823 POSTS