MAALINTA DALXIISKA ADUUNKA OO JIGJIGA LAGA XUSAY

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

MAALINTA DALXIISKA ADUUNKA OO JIGJIGA LAGA XUSAY

Xuskan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweynayaasha Deegaanada,Oromada,Axmaarada,Shucuubta Koonfureed,Hererida iyo waliba wasiiro heer Federaal iyo hee

Jidhdil iyo mindi-tooreyn Soomaali loogu geystay Jigjiga
UU’UULE WARDHEER DOLLO | Nabadoon Burgal Axmed oo Fariin u diray Madaxda Dowlad degaanka
MAGAALADA QABRI DAHARE OO LAGA DAAHFURAY LACAGTA CUSUB

Xuskan ayaa waxaa kasoo qaybgalay Madaxweynayaasha Deegaanada,Oromada,Axmaarada,Shucuubta Koonfureed,Hererida iyo waliba wasiiro heer Federaal iyo heer Deegaanka ah.

Madaxwenaha Dawllada Deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar iyo Wasiirada Dhaqanka iyo Dalxiiska dalka DR,Hiruut Kasow oo goobkaas ka hadlay ayaa tibaaxay ahmiyaha uu u leeyahay dalxiisku dhamaanba bulsho weynta caalamka iyo in deegaanku mudataystay in sanadkan xuska lagu qabto Magaalada Jigjiga.

Waxaanan ugu hambalyeynaynaa shacabka Deegaanka Soomaaliya sida wanaagsan ee aad u martigaliseen xuska 33aad ee maalinta dalxiiska aduunka.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: