Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Fariin u diray Gudoomiyaasha degmooyinka

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo Fariin u diray Gudoomiyaasha degmooyinka

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar maxmuud Maxmed (Cumar filish) ayaa shir Gudoomiyay shirka Totobaadlaha ah ee De

Ciidamada Dowlada iyo kuwa DG Galmudug ayaa kooxda Al shabaab dib uga caabiyay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan
CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR: “Dalka firaaq Dastuuri ah ayuu ku jiraa” (daawo)
Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar maxmuud Maxmed (Cumar filish) ayaa shir Gudoomiyay shirka Totobaadlaha ah ee Degmooyinka Gobalka Banaadir.

Shirlaan ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Gudoomiye ku-Ku xigeenada Maamulka Gobolka BanaadirTaliyaha qeybta guud ee Gobolka Banaadir Gudoomiyasha17ka .

Tobobaadkaan waxaa Diirada Lagu saaray arimaha Amniga Nadaafadda iyo Tacadiyada ka dhacay Magaalada.

Gudoomiye Filish ayaa Faray Gudoomiyeyaasha degmooyinka Adkeynta Amniga degmooyinka.

Waxaa uu Sidoo kale ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan Nadaafada.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: