Ciidamada Dowlada iyo kuwa DG Galmudug ayaa kooxda Al shabaab dib uga caabiyay Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

Howlgalkan ayaa ciidamadu ku sugayaan amaanka Magaalada Kadib markii ay isku dayeen inay weerar gaadmo ah ka geystaan. kooxda argagaxisada Al shabaab ayaa waxaa hoggaaminayay Hawlgalka Saraakiil sare, maamulka degmada iyo madax uu kamid yahay Gudoomiyaha magaalada Guriceel oo halkaaa gurmad u tagey.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com