Author: Lakiman
-
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)
Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka xarunta Daljir Cadaado inoo ka daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar. Hoos ka dhegayso wixii warar saaka ugu horreeyey, dal iyo dibad.
-
Kulanki Cabdiraxmaan Cabdishakuur & James Swan muxuu daarana?
Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame sidoo kalena ah hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa muqdisho kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Arrimaha Soomaaliya Amb, James Swan. Kulanka ayaa labada mas’uul waxaa ay uga wada hadleen aragtidooda ku aadan hehsiiska doorashada oo ay dhawaan Madaxtooyada ku gaareen Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada & duqa Muqdisho.…
-
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)
Kulanti wanaagsan! Ku soodhawaada barnaamijkii caweysnimo ee Caawa & Daljir. Barnaamijku waxa uu caawa idin kaga imaanaya Cadaado, waxaana idiin daadihinaya Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, dhegayso barnaamijka caawa qodobo xiiso badan iyo gorfayn aad kaga dheragto arrimaha ka taagan Bariga Afrika.
-
Warka Caweysin, Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Caweysin wanaagsan, ku soodhowaada Warka cawaysin, waxaana warka caawa inoo akhrinaya Cabdixakiin Xuseen Xasan oo ku sugan xarunta Daljir ee Garoowe. Dhegayste ha illaawin in aad mar kasta nala qaybsato fikirkaaga iyo falceliskaaga.
-
Banaanbax looga soo horjeeday xasuuq Ciidamada kenya geeysteen oo Caabudwaaq ka dhacay (dhegayso)
Banaanbax looga soo horjeedo xasuuqa ciidamada Kenya ay u geysteen dad shacab ah oo kunool Gedo ayaa kadhacay maantay degmadda Caabudwaaq. Ayaanle Cabdullaahi Jaamac ayaa warbixintaan Caabudwaaq inooga soodiray.
-
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Somalia
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez. Mas’uuliyiintan ayaa kawada hadlay xoojinta sidii loo dhaqaajin lahaa taageerida mashaariicda kala duwan ee ka socda Caasimadda, gaar ahaan dhaqaalaha, dib-udhiska iyo horumarinta nolasha dadka Barakacyaasha…
-
Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo gaaray (Sawiro)
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah kusoo gaaray Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Galkacyo waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Maamulka iyo shacabweynaha Degmadda iyo Xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda Galmudug. Madaxweynaha waxaa socdaalkan ku wehlinayay wasiirka arrimaha Gudaha, dib u…
-
Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Safiirrada Caalamka u fadhiya Soomaaliya (Sawiro)
Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay qaar kamid ah Safiirrada dalalka caalamka u fadhiya Soomaaliya iyo wakiillada Qaramada Midoobay, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika. Kulanka ayaa la isku dhaafsaday talooyin ku aaddan xaaladda waddanka iyo sidii ay u dhex mari lahayd Xukuumadda cusub wada-shaqayn dhow, isla markaana horay loogu…
-
Waxgaradka Gaalkacyo oo ka hadlay Sicir bararka (dhegayso)
Caaqil Cabdisamad oo kamid ah Waxgaradka Magaaladda Gaalkacyo oo Waraysi sinayey Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay sicir bararka kajira Gudaha Magaaladda Gaalkacyo. Wuxuu shegay in arrinkan loo bahanyahay inay wax ka qabato Dowladda Puntland shacabka danyarta ahna loo turo.
-
Xulashada Daljir Xaawo Axmed iyo Daljir Garoowe (dhegayso)
Barnaamijka Xulashada Daljir oo lagu soo gudbiyo wararka ugu dambeeyey dalka iyo dibadda iyo falanqayntooda waxaa soo jeedinaya Xaawo Axmed Maxamed.
-
Boqor Burhaan oo degmadda Burtinle lagu soo dhaweyeey (dhegayso)
Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa maanta lagu soo dhaweyeey Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wafdi uu hogaaminayo,kuwaas socdaalkooda ku wajahanyahay Degmadda Garacad ee gobalka Mudug. Soo dhaweyn Boqorka Loogu sameyeey Burtinle waxaa ka qayb galay qaybaha kala duwan ee Bulshadda degmadda Burtinle.
-
R/wasaaraha cusub iyo arrimaha horyaalla (dhegayso)
Shalay oo Axad ahayd waxaa xilkiisii si rasmi ah ula wareegay R/wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, kaasoo maalmo ka hor ay xasaanadda siiyeen mudanayaasha Baarlamaanka labada aqal ee Soomaaliya. Haddba maxaa horyaalla R/wasaaraha, xukuumad noocee ah ayayse tahay in uu dalkaan u soo dhiso muddada kooban oo xilkaan loo idmaday? Su’alahaasi iyo kuwo…