Author: JD

1 246 247 248 249 250 344 2976 / 4122 POSTS
Curyaan Hubaysan oo Xaaskiisii Daarusalaam ku soo Dilay oo Galmudug Qabatay (dhegayso)

Curyaan Hubaysan oo Xaaskiisii Daarusalaam ku soo Dilay oo Galmudug Qabatay (dhegayso)

Ciidanka ammaanka Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo ayaa maanta gacanta ku dhigay nin curyaan ah oo wata qori AK47, xaaskiisiina ku soo dilay deegaanka [...]
Maamulka Degmada Saaxo oo Beeniyey Kulan Galmudug iyo Nabadeyn Beelo Deegaanka (dhegayso)

Maamulka Degmada Saaxo oo Beeniyey Kulan Galmudug iyo Nabadeyn Beelo Deegaanka (dhegayso)

Maamulka degmada Saaxo ee gobolka Mudug, Puntland, ayaa beeniyay in kulan dhexmaray saarakiil ka kala socota Puntland iyo Galmudug, lana xiriira heshi [...]
Xamar, Kismayo, Beledweyne: Fursad UNSOS – Hawada iyo Duulista Soomaaliya

Xamar, Kismayo, Beledweyne: Fursad UNSOS – Hawada iyo Duulista Soomaaliya

Fursaddu waxay ku egtahay 22 Agoosto 2017. Faahfaahinta iyo habka arjida HALKAN RIIX oo hoos arag. ................................................ [...]
Muqdisho: Fursad Shaqo NORCAP – Lataliye Warbaahinta & Xirfadaha Isgaarsiinta

Muqdisho: Fursad Shaqo NORCAP – Lataliye Warbaahinta & Xirfadaha Isgaarsiinta

Fursaddu waxay ku egtahay 20 Agoosto 2017. Faahfaahinta iyo habka arjida HALKAN RIIX ama hoos akhri. .............................................. [...]
Saaka & Dunida iyo cFataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Saaka & Dunida iyo cFataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)

Arooryo suubban! Ku soodhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka & Dunida, waxaana saaka barnaamijka inoo daadihinaya cFataax Cumar Geeddi oo ka so [...]
Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Real Madrid 3-1 Barcelona (dhegayso)

Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Real Madrid 3-1 Barcelona (dhegayso)

Real Madrid ayaa guul wayn ku gaadhay Camp Nou kaddib markii ay 3-1 ugu awood-sheegatay kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee Barcelona, waana lugtii h [...]
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Bossaso (dhegayso)

Arooryo suubban! Intiina saaka jarmaadaysa ku soodhawaada warkii subaxnimo waxaana aroortaan idiin akhrinaya Maxamed Lakiman oo ku sugan xarunta Dalji [...]
Waraysi Guddoomiye Welkam: Marxaladihii u Qareemidda Wariye Cumar Dheere (dhegayso)

Waraysi Guddoomiye Welkam: Marxaladihii u Qareemidda Wariye Cumar Dheere (dhegayso)

Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa markii ugu horaysay burisay amar aan la ogayn meel uu ka soo baxay oo lagu xiray wariye Cumar Siciid [...]
Guddoomiye Siciid Anteeno Maankiisa Maxaa ka Guuxaya? (dhegayso)

Guddoomiye Siciid Anteeno Maankiisa Maxaa ka Guuxaya? (dhegayso)

Asbuucaan Maanka Dadweynaha waxaa ka qaybqaadanaya Guddoomiye Siciid Anteeno, Guddoomiyaha Degmada Bander Beyla, ahna Guddoomiye Kuxigeenka Ururka Dow [...]
Daahfurka Jidka Laamiga ee Xarfo-Jalam (dhegayso & sawirro)

Daahfurka Jidka Laamiga ee Xarfo-Jalam (dhegayso & sawirro)

Waxaa maanta laga daahfuray degmada Burtinle jidka laamiga ah ee isku xira Xarfo iyo Jalam. Xafladda daahfurka waxaa ka soo qaybgalay hay'adaha waddoo [...]
Aniisa Xaaji Muumin: “Waxaa Dad Badan Isweydiinayaa Sababta Aanan ugu Jirin Wasiirada Cusub?” (dhegayso)

Aniisa Xaaji Muumin: “Waxaa Dad Badan Isweydiinayaa Sababta Aanan ugu Jirin Wasiirada Cusub?” (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Aniisa Xaaji Muumin, ayaa maanta wareejisay xilkii Wasaaradda. Aniisa ayaa daaha ka rogtay [...]
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 22aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 22aad iyo Wariye Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Barnaamijka Hiigsi & Hayaan (H&H) oo ah taxane todobaadle ah, waxaa soo saaristiisa iska kaashada Radio Daljir iyo Jaamacadda Bariga Afrika (E [...]
1 246 247 248 249 250 344 2976 / 4122 POSTS