Guddoomiye Siciid Anteeno Maankiisa Maxaa ka Guuxaya? (dhegayso)

Guddoomiye Siciid Anteeno Maankiisa Maxaa ka Guuxaya? (dhegayso)

Asbuucaan Maanka Dadweynaha waxaa ka qaybqaadanaya Guddoomiye Siciid Anteeno, Guddoomiyaha Degmada Bander Beyla, ahna Guddoomiye Kuxigeenka Ururka Dowladaha Hoose ee Puntland.

Guddoomiye Siciid Anteeno asbuucaan maankiisa waxaa ka guuxaya horumar iyo sidii loo ciribtiri lahaa hab-qaybsiga qabaliga ah ee 4.5.

Hadaba Guddoomiye Anteeno muxuu ka yiri Radio Daljir? Hoos kaga bogo guuxa maanka Siciid Anteeno!

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com