Xubintii Ciyaaraha iyo cRx Yameni: Real Madrid 3-1 Barcelona (dhegayso)

Real Madrid ayaa guul wayn ku gaadhay Camp Nou kaddib markii ay 3-1 ugu awood-sheegatay kooxda ay sida wayn u xifiltamaan ee Barcelona, waana lugtii hore ee super cupka Spain. Neymar ku mee?

Ciyaaryahankii dunida ugu qaalisana, waa Neymar Jr, ayaa samayntii ugu horaysay ku yeeshay horyaalka Faransiiska kaddib markii uu gool u dhaliyay kooxdiisa cusub ee PSG midna taageeray, guushuna ku raacday kooxdiisa PSG 3-0 Guingamp.

Waa mar kale iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha iyo Cabdiraxmaan Yameni oo ku sugan xarunta Daljir Bossaso. Yaa badiyey, yaa laga badiyey, maxaa se ka cusub naadiyada ciyaaraha adduunka? Halkan kaga bogo oo hoos ka dhegayso warbixintii koobnayd ee Yamani iyo Saaka & Xubintii Ciyaaraha!

Hoos ka dhegayso xubintii ciyaaraha oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

 

  

 

 


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com