Aniisa Xaaji Muumin: “Waxaa Dad Badan Isweydiinayaa Sababta Aanan ugu Jirin Wasiirada Cusub?” (dhegayso)

Wasiirkii hore ee Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska, Aniisa Xaaji Muumin, ayaa maanta wareejisay xilkii Wasaaradda. Aniisa ayaa daaha ka rogtay sababta aysan ugu jirin wasiiradda cusub ee Puntland oo badankoodi la soo wada celiyey. Wasiir hore Anisa ayaa sharraxaysa ragaadnimada siyaasadeed iyo musuqmaasuqa aan loo kala harin ee ka taagan Puntland.

Hoos ka bogo.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com