Curyaan Hubaysan oo Xaaskiisii Daarusalaam ku soo Dilay oo Galmudug Qabatay (dhegayso)

Curyaan Hubaysan oo Xaaskiisii Daarusalaam ku soo Dilay oo Galmudug Qabatay (dhegayso)

Ciidanka ammaanka Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo ayaa maanta gacanta ku dhigay nin curyaan ah oo wata qori AK47, xaaskiisiina ku soo dilay deegaanka Daarusalaam, Puntland.

Taliye kuxigeenka Booliiska Galmudug, Maxamuud Gullaafe, ayaa Radio Daljir  in ninkaas ay la socdeen 3 qof oo kale. Taliyaha ayaa sheegay in dhamaan dadkaas ay xabsiga Galmudug ay ku jiraan, hadana ay sugayaan in ay ku warejiyaan taliska Gobolka Mudug ee Puntland.

Subeer Shiikh Cabdi ayuu u waramay Taliyuhu.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com