35000on
Raadreeb
Wareysiyo taariikhi ah, taabanaya taxanayaashii dad, dal iyo dawladeed ee Soomaaliya, leh wixii tagey, tilmaamaya taaganaha hadda iyo timaadada filashadeeda.
QARDHO: XUSKA TODOBAADKA DHIREYNTA PUNTLAND (WARBIXIN)
Xuska Todobaadka Dhireynta Puntland ayaa maanta laga xusay, waxaan dhir lagu beeray Waddooyinka, goobaha Waxbarashada, Suuqyada, iyo Xafiisyada dowlad [...]
Urur gobaleedka IGAD oo ku baaqay in dib loogu laabto Teendhada Afisiyooni
Urur Goboleedka IGAD ayaa taageertay hindisaha la soo jeediyay ee dib wada hadalada loogu bilaabayo Saamileyda siyaasadda Soomaaliya , si loo xalliyo [...]
Madaxweynaha Puntland oo Garoowe ku qaabilay
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuulka Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee [...]
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida Puntland oo xukuno ku riday rag ka tirsan Alshabaab
Maxkamadda Dajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Gobolada Mudug iyo Ceyn ee Dowladda Puntland ayaa xukun dil ah ku ridey shan ruux oo lagu eedeeyay [...]
Golaha Ammaanka oo ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii Afisyooni
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in dib loo soo nooleeyo wadahadalladii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda Federalka Soomaal [...]
Xulashada Daljir & Xasan Baashe, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulanti wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijka duhurnimo ee Xulashada Daljir, waxaana barnaamijka xarunta Daljir ee Garoowe kasoo jeedinaysa wariye Xasa [...]
Isku aadka Wareega Koowaad ee Barnaamijka Tartan iyo Tacliin & Iskuulada Tartamaya sanadka
Isku aadka Wareega Koowaad ee Barnaamijka Tartan iyo Tacliin & Iskuulada Tartamaya sanadka.
Golis Telecom Somalia
Salaam Bank
Puntland Ministry Of [...]
MUQDISHO: 170 Qoys oo deeq Raashin ah loo qeybiyay (daawo)
Qoysas danyar ah oo kasoo barakacay Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay horay Daljir warbixin uga samaysay xaaladooda nololeed ayaa deeq Raashin ah la ga [...]
Dowladdaha Soomaaliya & Tunisiya oo Xirirkooda si adkaynaya
Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay dhiggiisa Tunisia, Mudane C [...]
Iiraan oo walaac ka muujisay shirkii Nukliyeerka ee ka socday Vienna
Xilli galinkii danbe ee shalay la soo gabagabeeyay wareegii labaad ee wadahadaladii ka socday Vienna, ee ku saabsanaa heshiiskii Nukliyeerka Iiraan, a [...]
Muqdisho: Guddigii Doorashooyinka Dadban oo la kala direy
Guddigii muranka ka taagnaa ee arrimaha doorashooyinka ayaa la kala direy kadib markii dhowaan golaha shacabka uu u codeeyay in doorasho qof iyo cod a [...]
QM oo ka hadashay Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay in dib loo soo nooleeyo wadahadalladii Afisyooni ee u dhexeeyay Dowladda Federalka Soomaal [...]
Wasaarada Caafimaadka Puntland: “Waxaan ka digeynaa oo marwalbana ku celcelinaa in aan bukaanka qaba Covid19 lagu heyn guryaha”
War qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada caafimaadka dowladda Puntland ayaa uqornaa sidan:
Sidaad la wada socotaan waxaa weli lagu jiraa hirkii sadde [...]
Boosaaso: iskutashi bulsho oo lagu soo iibsanayo qalabka Ogsajiinta
Culimaa'udiinka Boosaaso ayaa bilaabay qorshe dhaqaale uruurin ah si looga baxo baahida Ogsajiin la,aanta oo ay dadbadan udhimanayaan.
Sheekh Fu' [...]
Wasiir Maxamed Cabdirizaq: ”Waxba iskama aanay badelin go’aankii baarlamaanka uu qaatay,”
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay soo dhaweyneyso in Midowga Afrika uu qaato dowr fududeyn ah, si saamileyda siyaasadda ee dalka ay uga heshiiya [...]
Madasha badbaado Qaran oo Fariin Culus u diray QM
Madasha badbaado qaran oo ay ku midoobeen siyaasiyiinta mucaaradka iyo madaxda maamulada Puntland iyo Jubaland ayaa fariin u diray golaha ammaanka ee [...]
Maxaa Sababay dhimashada Madaxweynihii hore ee dalka Chad?
Madaxweynaha dhowaan dib loo doortay ee dalka Chad Idriss Deby Itno, oo xukunka hayey in ka badan 30 sano ayaa maanta u geeriyooday dhaawac soo gaaray [...]