U yeerid Codsiyada fursado tababarro iyo maalgelinta ganacsiyo yaryar

U yeerid Codsiyada fursado tababarro iyo maalgelinta ganacsiyo yaryar

Mashruuca UPSHIFT waa mid fursad u siinayadhalinyarada in ay helaantaageerosi ay u noqdaanawoodsamaysaisbadaltoganbulshoahaaniyodhaqaaleahaan, isagaooabuurayasuuqshaqooo furan,dhaqaalexasiloon, maamulwanaag iyo bulshodhiirran. Waxauu kuhagayaa dhallinyarada horumar iyadoo loo marayo hirgelinta hal abuurro bulsho iyo mid Ganacsi. Ujeedka oo ah in dhlainyarada tayadooda kor loo qaado si ay u qeexaan caqabadaha ka dhexjira bulshadooda uguna xalliyaan fikradahooda Ganacsi.

Halkan riix si Arjigaan kuugu hago habkaad isu diiwaan gelin lahayd una xaraysan lahayd kamid noqoshada ka faa’iidaystayaasha barnaamijkan UPSHIFT.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com