BOSAASO: BAAFIN QANDARAASLE MASHRUUCA DHISMAHA WADDO

BOSAASO: BAAFIN QANDARAASLE MASHRUUCA DHISMAHA  WADDO

Xafiiska Qandaraasyada D/hoose Bosaaso

Procurement Officer Bosaso

Ref:-DHB/XQ/12/2021                                                                                                            Tariikh-23/09/2021

BAAHIN

Golaha Deegaanka Degmada Bosaaso waxa uu  Baahinayaa  Samayn  waddo Laami ah  oo dhan 1,500 m, isagoo ka helay Mashruuca bahwadaagta ay ku yahiin DPL , D/hoose iyo  hay’addaha ku midoobay Magaca  JPLG/LDF , Mashruucaas oo laga fullinayo Magaalada Bosaaso.

 

  1. Samayn Waddo Laami ah oo dhan dherer 1,500 m x Balac 7mx 0.5cm, kana soo bilaabata halka loo yaqaan Maqaska ee Airporka aada kuna dhammaata Aaga Hotel Village.

 

Sidaas darteed, waxaa dhammaan  lagu wargelinayaa Shirkadaha Maxaliga  iyo Caalamaiga ahba  ee wax  dhisa iyo cid kasta oo samayn  karta waddo laami  oo Asphalt ah inay ka soo qabygalaan tartanka qandaraaska waddadaas.

 

Buugga ka qaybgalka  Qandaraaska  oo dhameystiran waxaa  laga heli karaa Xafiiska Qandaarasyada ee Degmada Bosaaso .

 

Tartamuhu waxa uu bixinayaa lacag dhan $20 oo ah qiimaha uu buugga  qandaraaska ku  iibsanayo, Waxaana  la siinayaa  risiit rasmi ah oo caddaynaya  in uu lacagtaas bixiyey.

 

Tartamuhu waa in uu Buugga uu ku tartamayo  (bid) uu  ku soo lifaaqaa nuqul ka mid ah risiitka lacagtii uu bixiyay ee  $20ka dollar ahayd  .

 

Qabashada Dokumitiyada Tartamayaasha waxay bilaabanaysaa  Taariikhdu markay tahay 23/09/2021),  Saacaduna tahay 9:00 Am ,waxayna  xirmaysaa Taariikhdu markay atahy  07/10/2021 saacaduna tahay 12:00ka Am( Duhurmino) ,isla waqtigaas waxaa Dhacaya furitaanka Dokumentiyada tartamayaasha ( Bid Opening)  .

 

Tartame   kasta waa in u soo gudbiyaa Xafiiska Qandaraasyada ee  D/hoose Bosasao 3copy  oo ka mid ah dokumintiga Qandaraaska uu ka qaybgalayo .

 

Xafiiska Qandaraasyada ee D/hoose waxaa uu ku yaal Xarunta weyn ee D/hoose Bosaaso .

 

Qandaraaska  waxaa la furayaa iyadoo ay goobjoog yihiin tartamayaasha ama wakiilladooda.

 

Tartamayaasha u baahda xog dheeraad ah waxa ay la xiriiri karaan Xafiiska  Qandaraasyada ee  Degmada Bosaaso ,Tell:-0907798412/[email protected] , [email protected] or

Waxyaabaha loo baahan yahay in lagu soo lifaaqo Buugga Qandaraas qaataha waa sida hoos ku Qoran ;-

 

 

No Documents Description Submitted
      Yes No
1 Original – Certificate of registration From the district    
2 Original – Receipt of each bid document ($20) From the district    
3 Copy – Completion projects The past three years completed projects (UN,  INGOs etc)    
5 Copy – the company’s Profile Company profile    
6 Bid fully prices Quotation with all additional

Costs (transportation, taxation and other costs)

   
7 Bid signing To sign and to stamp the bidding documents ( quotation forms)    
8 Banks Statement Bank Statement Update    

 

FG:- waxaa la ogaysiinayaa cidkasta oo danaynaysa in ay ka qaybgasho  Qandaraaska in maalinta Arbacada taariikhduna ku aadan tahay 29 bisha September /2021 lagu qabandoono tababar Xafiis Qandarasyada si looga caawiyo Qandaraas qaatayaasha Qaabka ay buugta ( Bid) ama Dalab qandaraaska ay u soo buuxin lahaayeen .

 

La Deg Document-ga oo dhamaystiran Soomali Vertion 2021xayaysiin (2) sax                                                

 

Prepared by procurement Officer                                     

Ahmed Mohamed Da’ar                                       

 

Date:-21/ September/2021                                                                             

 

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com