Xasan Jabhad: “Itoobiya khalkhal & xasilooni-darro siyasadeed ayaa ka taagan” (dhegayso | daawo)

Xasan Jabhad: “Itoobiya khalkhal & xasilooni-darro siyasadeed ayaa ka taagan” (dhegayso | daawo)

Aqoonyahan Xasan Cabdullahi Ducaale “Xasan Jabhad” oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ayaa ka hadlay xaaladda dalka Itoobiya iyo afgambigii fashilmay ee la doonayeey in xukumadda Abiy Ahmed lagu rido.

Xasan Jabhad ayaa si faahfaahsan uga hadlay marxaladda ay wajahayso dowladda Itoobiya iyo arrimo kale oo la xiriira xaalada xiligan ay marayso Itoobiya iyo DDS.

Taarikh ku saabsan dhibaatadda ka tagaan dalka Itoobiya ayuu uga waramay Wariye Axmed Sheekh Maxamed (Tallman).

Hoos kaga boggo.

Hoos ka Daawo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com