Wasiir Sabriye oo magacaabay Guddi Qabanqaabada Shirweyne Dib-u-heshiisiin Galmudug

HomeWararka

Wasiir Sabriye oo magacaabay Guddi Qabanqaabada Shirweyne Dib-u-heshiisiin Galmudug

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa uu magacaabay Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo

Somaliland oo ka Jawaabtay Hadalkii Madaxwaynaha Puntland ee Arimaha Sool
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo cafis u fidiyeey Maxaabis
Garoowe: Madaxweynaha Puntland & kuxigeenkiisa oo shacabka la ciiday

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxa uu magacaabay Guddiga Qaban qaabada Shirweynaha Dib u Heshiisiinta Galmudug oo ka kooban 12 xubnood.

Xubnaha Guddigan ayaa magacaabidooda waxaa lagu salleeyay habka awood qeybsiga ee beelaha ku mideysan Maamulka Galmudug.

Magacaabida Guddigan ayaa ku soo beegantay, iyadoo ay dhamaatay muddo xileedkii Madaxdii Galmudug, laguna wado in magaalada Dhuusamareeb lagu qabto gogosha Shirweynaha Dib u heshiisiinta iyo doorashada Maamulka Galmudug.

Akhriso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: