Madaxweyne Deni oo gobolada Sanaag iyo Haylaan u magacaabay Guddoomiyeyaal iyo Kuxigeeno

HomeWararka

Madaxweyne Deni oo gobolada Sanaag iyo Haylaan u magacaabay Guddoomiyeyaal iyo Kuxigeeno

Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyeyaasha iyo Kuxigeenada Gobolada Sanaag iyo Haylaan. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaah

Culimada Puntland oo Ka Hadashay Dilalka La Xiriira Aanooyinka Qabiilka iyo Sicir Bararka (dhegayso)
Ciidamadda Itoobiya oo duqeyn ku bilaabay Mekelle
Uganda oo Ciidamo Dheeraad ah usoo diraysa Soomaaliya

Madaxweyne Deni oo magacaabay Guddoomiyeyaasha iyo Kuxigeenada Gobolada Sanaag iyo Haylaan.

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr44, 16ka Luulyo 2019 ku magacaabay Guddoomiyeyaasha iyo ku-xigeenada Gobolada Sanaag iyo Haylaan.

Madaxweynaha Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland.

Markuu arkay: Aqoontooda iyo Khibradooda shaqo.

Wuxuu xeeriyay:

1. Waxaa Cali Xuseen Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sanaag.

2. Waxaa Jaamac Cabdulaahi Cali loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Gobolka Sanaag.

3. Waxaa Maxamuud Cumar Liibaan loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Gobolka Sanaag.

4. Waxaa Siciid Xuseen Maxamuud Loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Haylaan.

Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.

***DHAMAAD***

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: