Xarumaha Ganacsiga Gaalkacyo oo Maanta Xirnaa iyo Bannaabax Dhacay (dhegayso)

Xarumaha Ganacsiga Gaalkacyo oo Maanta Xirnaa iyo Bannaabax Dhacay (dhegayso)

Waxaa maanta xiran inta badan xarumaha ganacsiga ee magaalada Gaalkacyo kadib markii qaar kamid ah ganacsatada magaaladu ay diideen inay qaataan lacagta shilinka Soomaaliga ah ee duugowdey.

Haddaba, waxaa magaalada ka dhacay banaab bax kadhan ah diidmada lacagta shilling Soomaaliga ee gabawdey, taasi oo saamayn kuyeelatay noloshada dadka danyarta ah.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com