Dad Xoolihii ka Dhammaadeen oo Ku Tabaalaysan Duleedka Garoowe (dhegayso)

Dad Xoolihii ka Dhammaadeen oo Ku Tabaalaysan Duleedka Garoowe (dhegayso)

Qaar kamid ah Qoysaaskii xoolihu kaga dhamadeen abaartii ayaa ka hadlay xaladooda naloled,iyago qoysaskaas hadda ku dayacan kaamka jilib ee duleedka Garowe, Odayaal iyo reer guraaga gobalka nugaal ee xooluhu kaga dhamadeen gobalka oo maanta nagu soo booqday Xarunta Daljir ayaa dowladda Puntland iyo wasaarada arimaha Gudaha ka codsaday in looso gurmado dadkaas.

Waxa ay shegeen in hoyooyin iyo caruur badan ay ku dayacanyihin Kaamka Jilib o ay shegeen in suuliyal aysan lahayn halkas. Qaar kamid ah dadkii Xoola dhaqatada ahaa ayaa nagu soo booqday Xarunta Daljir Garowe waxayna u warameen Maxamed Lakiman.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com