Xaflad Qalinjabin Fasalka 8aad Iskuulka Midnimo Qardho

Xaflad Qalinjabin Fasalka 8aad Iskuulka Midnimo Qardho

Xaflad qalinjabin ah oo heer sare loo soo agaasimay ayaa loo qabtay ardada Fasalka 8aad ee Hoose-Dhexe Midnimo Qardho. Xafaladda waxaa ka qaybgalay masuuliyinta waxbarashada gobolka Karkaar, waliddiin, iyo martisharaf.

Maxamuud Fantastic iyo Daljir Qardho ayaa warka inoo haya.

HOOS KA DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com