Shiikh cRaxmaan Qoordheer, Gaalkacyo Ammaan bay Hamuun u Qabtaa oo markii Ammaan la Helo baa Horumar la Helaa

Shiikh cRaxmaan Qoordheer, Gaalkacyo Ammaan bay Hamuun u Qabtaa oo markii Ammaan la Helo baa Horumar la Helaa

Shiikh Cabdiraxmaan Qoordher oo kamid ah Culumada Puntland ayaa sheegay in dadka reer Puntland looga baahan yahay in ay xisaabtamaan, sida isu dhaamaan, kana shaqeeyaan iskuxirka dadka, siiba kan dadka magaalada Gaalkacyo, halkii diiradda la saari laha kaabayaal dhaqaale oo aysan weli aqoontooda iyo heegankooda dadku lahayn.
Shiikha Cabdiraxmaan ayaa ku daray in dawlada Punland looga baahan yahay in ay diirada saarto Ilaalinta nabadgalyada dadka reer Puntland ee habeen walba midba meel lagu tooganayo.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com