Xildhibaan Hirshabeelle oo Dhaliilay Xoosh, Wasiirka Dastuurka

Xildhibaan Hirshabeelle oo Dhaliilay Xoosh, Wasiirka Dastuurka

Xildhibaan Cumar Maxamed Cumar oo Ka mid ah xildhibaanada Maamulka Hirshabelle ayaa ka hadlay hadal dhawaan ka soo yeeray wasiir Xoosh. Wasiir Xoosh ayaa horay u yiri waa muhiim in maamulada dalka ka jira laga sharciyeeyo Baarlamaarka Soomaaliya.

Xildhibaan Cumar ayaa sheegay in maamulada dalka ka jiraa ay yihiin kuwo sharci ah, islamarkaasna hadalka wasiirku uu carqalad ku yahay hannaanka dawladnimo ee dalka.

Subeyr Shiikh Cabdi ayaa waraystay Xildhibaan Cumar Maxamed Cuamar oo ku sugan magaalada Jowhar.

Hoos ka dhegayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com