Wasiirka Dekaddaha iyo Gadiidka Badda Puntland oo Kajawaabay eedayn loo jeediyeey (dhegayso)

HomeWararka

Wasiirka Dekaddaha iyo Gadiidka Badda Puntland oo Kajawaabay eedayn loo jeediyeey (dhegayso)

xili uu waraysi siyeey Radio Daljir Afhayeenka Nabadoonada gobalka Bari Cabdiqaadir Xarago isla markaana uu ku eedeyeey ilaaladda wasiirka dekaddaha i

Madaxweyne Axmed Madoobe oo Garoowe kula kulmay siyaasiyiin & wasiiro (Sawiro)
Shacabka xaafadda 18aad ee Jigjiga oo jidadka dayactiranaya
Musharaxiinta Xilka Madaxweyne Ku Xigeenka Mareykanka oo Xalay Dood adag yeeshay

xili uu waraysi siyeey Radio Daljir Afhayeenka Nabadoonada gobalka Bari Cabdiqaadir Xarago isla markaana uu ku eedeyeey ilaaladda wasiirka dekaddaha iyo Gadiidka badda Puntland inay u hanjabeen gaari uu lahaana kaxaysteen ayaa arinta waxaa beeniyeey Wasiir siciid Maxamed Ragge.

Siciid Maxamed Ragge oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa sheegay in uusan waxba kalasocon warka kaso baxay nabadoonka aysan jirina ilaaladiisa inay gariga nabadoonka kaxaysteen.

Dhegayso jawaabta Wasiirka

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: