Nabadoon Xarago “ ilaaladda Wasiirka Dekaddaha Ayaa Garigayga Kaxaystay Rasaasna igu furay “ (dhegayso)

Afhayeenka Nabadoonada gobalka Bari Nabadoon Cabdulqaadir xarago oo Waraysi sinayeey Radio daljir ayaa sheegay in ciidamo katirsan ilaalada wasiirka dekaddaha iyo Gadiidka badda ladagaalanka Burcad Badeeda Puntland ay handadeen ,isla markaana garigiisa xoog ku kaxaysteen.

Nabadoonka ayaa sheegay inu garanayo ciidanka isla markaana ay yihiin ilaalada gaar ah ee Wasiirka ,isagoo tilmaamay in uusan garanayn sababta keentay in ciidamo ay soo weraran kadibna gaarigisa kaxaystaan.

dhegayso Waraysiga Xarago


Posted

in

by

Tags:

Comments

2 responses to “Nabadoon Xarago “ ilaaladda Wasiirka Dekaddaha Ayaa Garigayga Kaxaystay Rasaasna igu furay “ (dhegayso)”

  1. Ninkaan magacii nabadonada waa dilay maalin walba hadal uusan kafiirsa buu isaga hadaaqaa waa Lay xiray iyo gaari baa liga qaatay buu Ku hayaa intaas

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com