Wasiirka Arimaha Dibadda Dowladda Somaaliya Yusuf Garaad oo ka Hadlay Khilaafka Galmudug (dhegayso)

Wasiirka Arimaha Dibadda Dowladda Somaaliya Yusuf Garaad oo ka Hadlay Khilaafka Galmudug (dhegayso)

Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arimaha Dibadda Dowladda Somaaliya ayaa ka hadlay Khilaafka u dhaxeeya Maamuladda dalka iyo xiisada u dhaxaysa Madaxda Galmudug iyo khilaafka wadamadda khaliijka.

Wasiirka ayaa sheegay dhinaca kale sheegay in maamul gobaleedyada dalka aysan go ‘aan ka qaadan karin arimaha dibadda ,isla markaana dowladda dhexe ay iyadu leedahay masuuliyadda maadama ay matasho maamul gobaleedyadda.

dhegayso codka wasiirka

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com