Wasaarada Warfaafinta Puntland oo Garoowe ku qabatay todobaadka dhanqanka (dhegayso)

Wasaarada Warfaafinta Puntland oo Garoowe ku qabatay  todobaadka dhanqanka (dhegayso)

Magaalada Garoowe waxaa ka furmay barnaamij loogu talagalay kor uqaadista hida iyo dhaqanka Soomaaliyeed, waxaan barnaamijka soo qaban qaabisay wasaarada warfaafinta wacyi galinta iyo hidaha iyo dhaqanka dowladda Puntland.
Halku dhiga sanadkan ayaa ahaa dhowro dhaqankaaga iyo diintaada.

Agaasimaha wasaarada Warfaafinta Puntland Xaliimo Cali Warsame ayaa Daljir uga warantay arimahaasi wariye Hodan Sulub Diini.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com