Xildhibaano iyo wasiiro tagay magaaladda Baladweyne (Sawiro)

Mgalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta tegay xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle, si ay uga mid noqdaan mas’uuliyinta Baladweyne u tegay inay xaliyaan khilaafka Madaxweyne Waare iyo guddoomiyihii Gobolka Hiiraan ee xilka laga qaaday Yuusub Dabageed.

Wafdigaan oo ka ambabaxay Magalada jowhar ayaa ku biiray wadahadallo ka socday Magalada Bladweyne oo uu hormuud ka ahaa Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble,kuwaas oo xal loogu raadinayay xiisada Siyaasadeed ee ka taagan Magalkada Baladweyne.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com