Wasaaradda waxbarashadda DFS oo amaro culus duldhigtay dugsiyada waxbarashada (Akhriso)

Wasaaradda waxbarashadda DFS oo amaro culus duldhigtay dugsiyada waxbarashada (Akhriso)

Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa faray dhammaan Bahwadaaga Wasaaradda inay u diyaar garoobaan hirgelinta Manhajka Qaranka ee Fasalada 1-aad ilaa 8-aad oo ah Manjahka cusub ee Soomaaliga ah.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiir Goodax Barre waxaa lagu wargeliyay Dugsiyada sare iyo Dalladaha Waxbarashada ee dalka ka jira inay u diyaar garoobaan hirgelinta Manhajka Qaranka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com