Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Puntland oo Xirirka u jartay Xirirka Kubadda Cagta Somaaliya (dhegayso)

Wasaarada Dhalinyarada iyo Cayaaraha Puntland oo Xirirka u jartay Xirirka Kubadda Cagta Somaaliya (dhegayso)

Wasaaradda Shaqadda iyo Shaqaalaha Cayaaraha Puntland ayaa sheegtay inay Xirirkii wadashaqayneed ee Xirirka Kubadda Cagta ee Dowladda Federaalka ay Hakisay sabab jira Awgeed sida ay shegeen masuuliyinta Wasaradaa oo Daljir la hadlay.

Agaasimaha guud ee wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha puntland Axmed Cabdlla tigaana ayaa Akhriyeey warqad ay ku qornayd waxyaabaha ay ku qoonsadeen Xiriiirka kubadda cagta soomaliya wuxuuna Fah Faahiyeey Sababta.

dhegayso Codka Tigaana

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0