Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Barlamaanka Somaaliya oo la Kulmay Wafdi Kasocda Turkiga (Sawiro)

Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad ee Barlamaanka Somaaliya oo la Kulmay Wafdi Kasocda Turkiga (Sawiro)

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdi-wali ibraahim sh.Muudey ayaa la kulmay wafdi ka socday Baarlamaanka Dalka Turkiga.

Guddoomiyaha oo ay wehliyaan Mudanayaal ka tirsan Golaha shacabka ayaa qaabilay wafdiga ka socday Baarlamaanka dalka turkiga oo uu hogaaminayay Safiirkii hore ee dalka turkiga oo hada ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka dalkaasi iyo Guddiga Saaxiibtinimada Somaliya iyo turkiga.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa wada-shaqaynta Guddiga saaxiibtinimada iyo Somaliya iyo Turkiga.

DAAWO SAWIRADDA

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com