Dhalinyaro kashaqeeya Hormarka Degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari oo La Hadlay Daljir (dhegayso)

HomeWararka

Dhalinyaro kashaqeeya Hormarka Degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari oo La Hadlay Daljir (dhegayso)

Ururka hormarinta ee Midnimo fadhigisuna yahay degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari ayaa dhalinyaro katirsan oo la hadlay Radio daljir waxay kawarbixiy

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Dhagax Dhigay Garoonka Diyaaradaha ee Dhuusamareeb
Masuuliyiin katirsan dowladda Soomaaliya oo lagu xanibay degmada Cadaado

Ururka hormarinta ee Midnimo fadhigisuna yahay degmadda Balidhidin ee Gobalka Bari ayaa dhalinyaro katirsan oo la hadlay Radio daljir waxay kawarbixiyen waxqabadkooda iyo Arimahay ka shaqeyaan.

Maxamed Abshir Maxamuud oo kamid ah Dhalinyarada ku jira Ururka midnimo ayaa u sheegay Daljir inay ka shaqeyaan Nadafadda iyo Degaanka iyo Hormarka Balidhidin ,isago sheegay in dhalinyarada si iskaa wax u qabsa ah ay u shaqeyaan.

dhegayso Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: